Wararka ka imaanaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in deegaanka lagu magaacaabo War-idaad lagu arkay xanuunka loo yaqaan Gawracatada oo inta badan ku dhaca dhalaanka ka yar 5 sanno. Cudurkaan oo halis ah ayaa faafa hadaan laga gaarin goobta uu haleelo.
Dhimashada ayaa ilaa hadda la sheegay inay tahay laba qof halja qaar kalana la jiifaan xanuunka oo sugayaan inndaawo.lala gaaro. Masuuliyiin gobolka ah oo booqdey goobta uu haleeyay ayaa degdeg u dalbadey inoo soo gurmado.
Hay’adaha iyagu lacagta ku soo qaata gargaarka magaca Somalida ayaa la sheegay inay goobta ku sii socdaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS