X

Deeq la gaarsiiyay haweenka ka xamaasha kuuliyada magaalada Boorama

Boorama–Ururka Towfiiq ayaa gaarsiiyay deeq haweenka reer Awdal ee ka xamaasha kuuliga magaalada Boorama oo ay ka seexdeen ragii. Haweenkan ayaa u dhabar adaygey hawshan culus ee loogu talogalay raga. Haweenka ayaa ka mahadceliyay deeqda ay soo dhiibeen gabdhaha reer Boorama ee Austareeliya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.