Deeq lacageed oo la soo gaarsiiyay dugsiga Sheekh Nuur ee degmada Dilla
Muxsiniin ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyay dugsiga Sheekh Nuur ee degmada Dilla waxana lacagtaas ka hadlay cida lagu soo wareejay iyo cida lagu sii wareejiyay Sheekhal baladka gobolka Awdal Sh C/llaahi Sh Cali Jowhar.