X

Deeqo la soo dhiibey oo beero logu qoday dadka degan deegaanka Hayayaabe ee gobolka Awdal

Ururka Towfiiq ayaa deeqo la soo direy beero ugu qoday dad aad ugu baahan oo ku nool deegaanka Hayayaabe oo ka tirsan gobolka Awdal. Deeqahana ayaa waxa soo direy dad muxsiniina oo ay sheegeen halka ay joogaan.

 

admin:

This website uses cookies.