X

Deg deg: Argagixisada oo markale weerartey hutel SYL

War hadda laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya in argagixisadu weerar Ku qaadeen huteel SYL oo xilliyo horena weerar Ku qaadeen.

Huteelkan ayaa waxyar u jira aqalka Xasan Sheekh degan yahay ee madaxtooyada.

Wararka ayaa sheegaya in uu jiro dhaawac iyadoo argagixisadu isqarxin Iyo rasaas Ku bilowdey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.