X

Deg deg: argagixisada oo weerar ku qaaday huteel Naasahablood

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in argagixisada xalaashatey dhiiga muslimiinta ay weerar ku qaadern huteel Naasahablood, waxana jira khasaare.

Warka oo hadda soo dhacay ayaa la ogeyn khasaaraha jira.

Argagixisada ayaa isticmaashey sidii awal lagu yaqaaney iyagoo gaadhi ku qarxiyay marka hore kadibna rasaas ku furry dadka sooman ee fadhiya huteelka xilli la isku diyaarinayay afurka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.