Banaanbax xoogan ayaa ka dhacay xarunta Ceerigaabo ee gobolkas Sanaag halkaas oo dadku ku dhawaaqayeen doodinay maamulka Siilaanyo madax ka yahay. Lama garanayo ilaa waxa ka caraysiiyay dadkan iyadoo la sheegayo in ay dadku dhinteen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM