War deg dega oo hadda soo dhacay ayaa sheegaya in C/raxmaan Ciro iyo ku xigeenkiisa Baashe ay feedh isla dhaceen xilli la fadhiyo. C/raxmaan Ciro ayaa ka cadhaysnaa mooshin la sheegay in uu wado Baashe kaas oo ka caraysiiyay Ciro. Labada gudoomiye ayaa raaligeluin bixiyay waxana dagaalka bilaabay C/raxmaan Ciro oo modey in dagaal wax lagu helayo halka gudoomiye ku xigeenku isaguna u arkay sheekada taala mid laga baxay dantii guud oo la galay dan urur.
NAGA FISHA MUUQAAL
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM