X

Deg deg: Cudurka Iboola oo soo gaaray Yugaandha oo askar ka joogto Koofurta dalka

Ururka caafimaadka aduunka ayaa xaqiijay in cudurka Iboola,soo garay Yugaandha oo askar badan ka joogaan Somali. Askarta Yugaandha ayaa ka yimi baadiyaha dalkaasi oo ah meelaha cudurkani mu soo horeeyo.


Masuul u hadlay ururkaas ayaa sheegay in wiil yar oo 5 jira oo qoyskoodu u socdaalay jamhuuriyada Koongo oo jaar la ah Yugaandha uu ku dhintey isbitaal ku yaala dalkaasi.

Cudurkan dilaaga ah ee Iboola ayaa faro ba’as ku haya dalalka galbeedka Afrika siiba Siiraliyoon, Gini iyo Laybeeriya.


“Halista cudurkan ayan la dhayalsan karin maadaama,askar badan oo Yugaandha ah joogaan fasaxyadana tagaan dalkooda. Inkastoo ilaa hadda uu ku kooban yahay ilmoyar oo shan jjra, waxaanse la ogaan marin in ay qaadeen dadkale.


Dawlada Somaliya waxa la gudboon inay il dheeraada ku hayso xaalasa Yugaandha hadday wax is bedelaan iyo weliba caafimaadka Somalida Yugaandha joogta ee ku noqon mara dalka ayuu yiri Cali Calasow oo Muqdisho jooga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.