X

Deg deg: Dalal uu ka mid yahay Sucuudiga oo ku dhawaaqay ciida

Dalal uu ka mid yahay Sucuudiga ayaa laga arkey bisha Shawaal taas oo ka dhigan beri oo Jimce ah bishuna tahay 15 ama kowda Shawaal inay tahay CIID.

Sucuudiga oo Muslimiin badan oo Yurub degan la soomaan ayaa sheegay laga sugayaa in uu si rasmi ah ugu dhawaaqo Ciida.



Wadamada Imaaraadka, Malaysiya, Indooniisiya ayaa iyaguna ciidaya beri oo Jimce ah. Muslimiinta ayaa soo soomanaa bishii barakaysnayd ee Ramadaan.

DAwlada Somaliya ayaa iyada dhinaceeda laga sugayaa in ay sheegto in beri ciid tahay iyo in kale.

Dhamaan bahda ARAABINEWS waxay idin leedahay ciid Mubaarak. RABI sanadkan sanadkiisa ha inagu gaarsiiyo barwaaqo, nabad iyo ummad is jecel oo cadowgeedu mid yahay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=laqumL2YxKQ[/embedyt]

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.