X

Deg deg: Dhacdo argagax leh nin Itoobiyaana oo Burco ku cuney gabadh yar: ARAG

Dhacdo argagax leh ayaa ka dhacday Burco kadib markii nin Oromo ah oo ka yimi Itoobiya uu galay guri ku yaal Burco halkaasna ku cuney ilmo yar oo Somaliyeed. Afhayeen u hadlay booliiska ayaa sheegay in ninkaas uu malaynayo in uu dadka iska fiiriyay kadibna sidaa guriga ku galay. Waxa jirey dhacdooyin kale oo hore uga dhacay Burco.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.