Liiska golaha wasiirada ayaa goordhow lagu dhawaaqay iyadoo muddo la sugayay. Liiskan ayay ku jiraan magacyo hore ugu jirey maaluladii hore oo inta badan muran badnaa iyo wasaarado muran ka jiray.
Hoos ka akhriso liiska oo garaya 27 wasiir iyo dadka oo is waydiinaya tiro badnida
1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen
2-Wasiirka Maaliyada Dr C/raxmaan Ducaale Bayle
3- Xildhibaan Iimaan Cabdullahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta
4-Cabdi Salax Saciid Juxa, Arimaha Gudaha iyo dib
5-Cabdi Rashiid Cabdullahi Maxamed Gaashaandhiga
6- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka arimaha dibadda
7 Cabdullahi Daahir CISMAAN Waxbarashada iyo Tacliinta
8- Cabdi Raxmaan Xoosh Jabril Wasiirka dastuurka
9- Amb Jamaal Maxamed Xasan Qorsheynta Maalgeshiga
10- Xildhibaan Maryan Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda
11- Maxamed cabdullahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka
12- Eng Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta
13- Xildhibaan Sh Nuur Maxamed Xasan Wasiirka Xanaanda Xoola
14- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
15- Xildhibaan Cabaas Cabdullahi Sh Siraaji Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska
16- Deeqa Yaasiin: Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka
17- Xildhibaan Eng Cabdi Rashiid Maxamed Axmed Wasiirka batroolka iyo Macdanta
18- Xildhibaan Abuukar Maxamed Ducaale: Wasiirka amniga gudaha
19- Jeneraal Saciid Xuseen Saciid Wasiirka beeraha
20- Dr Fowziyo Abiikar Nuur Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada
21- Dr Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Qaasim Wasiirka Kaluuleymsiga iyo kheyraadka badda
22- Xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriiye Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga
23- Eng Cabdi Raxmaan Maxamed Cismaan Yariisow Warfaafinta
24- Abuukate Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada
25- Xildhibaan Saalax Axmed Jaamad Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
26- Xildhibaan Saallim Caliyow Wasiirka korontada iyo biyaha
27-Dr Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Gargaarka
Warbixintii C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS