Inta la ogyahay hal askari ayaa lagu dhaawacay sanaaduuq waa laga qaatey goob diiwaangelin oo kla tirsan Lughaya. Waraysi lala yeeshay maayerka Lughaya ayuu farta ku fiiqey madax dhaqameed kla soo jeeda Hargeysa oo sheeganaya deegaanka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS