X

Deg deg: Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay raiisal wasaare cusub oo ku xiran Norwey

Madaxweyne Farmaajo ayaa saakadii hore ku dhawaaqay raiisal wasaare ku cusub saaxada siyaasada dalka laakiin ku xiran dawladaha Ingiriiska iyo Norwey oo heshiis la galay maamulkii Xasan Sheekh.



Raiisal wasaaraha cusub ayaa lagu magacaabaa Xasan Cali Kheyre wuxuuna ka soo shaqayn jirey hay’adaha faraha kula jira saliida dalkeena.



Xasan Cali Kheyre ayaa ah nin dhalimnyaro ah kana soo jeeda qabiilka Hawiye. Waxa la filayaa in uu dhawaan soo magacaabo dawlad tayo leh.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.