X

Deg deg: Madaxweyne Farmaajo oo xilka kala wareegay Xasan Sheekh

Waxa hadda socota xilwareejinta madaxtooyada Somaliya iyadoo Xasan Sheekh xilka u tirinayo madaxweyne Farmaajo oo lagu wado in caleemo saarkiisu dhaco maalinta arbacada ee usbuuuca dambe.



Shalay ayay ahayd mar xildhibaano sheegeen in bililiqo xoogleh ka socoto madaxtooyada oo hantidii dawlada la boobayo kuna baaqen in Xasan Sheekh aanu tirinayn xil dhan.

Madaxwyne Farmaajo ayaa balan qaad musuq la’aan xilli beesha caalamka iyo wadamada jaarka ka xun yihiin madaxweynaha u dhow in uu mideeyo ummada Somaliyeed inkastoo la hordhigi doono caqabado waaweyn.



Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in uu jeediyo qudbad gaaban. Farmaajo ayaa la wareegay calanka iyo hawlaha Xasan Sheekh saxiixay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.