X

Deg deg: meydad horleh oo laga helay qaraxyadii ay gaysatay kooxda gaaleyntu

Ciidamada dawlada ee welli ku fabajira argagixusada kooxda gaalaynta ee ku jira guryaha shacabkii deganaa,ay ka,qixiteen kana dhigteen dhufeysyo ayaa helay meydad horleh oo laga soo faqay fhidmayaasha dumey.


Meydadkaan oo dhamaantood shacab ahaa,waxa ka muuqata rasaastii kooxfa gaalayntu la dhacday. Badankooda ayaa ahaa dad Jimcaha u shaah iyo sheeko tagey.

Waxa ka daran guryaha shacabka ee ku dheganaa huteelada oo welli ciidanku ka saarayo kooxdan diinlaaweyaasha ee xasuuqey dadkeena.


Tirada meydadka la helay ayaa lagu sheegay 10 qof. Tirada guud ee xasuuqan kooxda gaalaynta ayaa lagu qiyaasayaa inay hadda korodhey oo gaarayso ilaa 40 halka dhaawacu gaarayo 60 qof.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.