Odayo Isaaqa oo shir jaraaid ku qabtey Berbera ayaa si cadho leh uga hadlay banaanbaxa shacabka reer Saylac ka sameeyeen magaaladooda iyagoo diidan xero uu ootey Faysal Magafe oo Isaaqa oo Siilaanyo dhuigtey goobta diidena in uu ka bedelo. Odayadan ayaa ku hanjabay in ay talaabo qaadayaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS