Wararka ka imaanaya Sucuudiga magaalada Jiddah ayaa sheegaya in qunsuliyada Maraykanku ku leeyahay magaalada la qarxin gaaray. Wararka ayaa intaa ku daraya in nin ay ku xiran yihiin walxaha qarxa uu weerar soo qaaday.
Waxay wararku intaas ku sii darayaan in ninkaas ay dileen ciidamada ilaalada ka ah qunsuliyada oo ayna u suuragelin in uu is qarxiyo halka warar kalana sheegayaan in uu isqaxiyay markii la toogtey.
Sucuudiga ayaa taageera argagixisada caalamiga ah iyagoo haysta mabaadiid ama urur diimeedka Salafiga oo Sacuudiga lagaga dhaqmo loona faafiyo dalalka kale e Muslimiinta.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS