X

Deg deg: Somali kale oo lagu xasuuqay Itoobiya

Somali kale ayaa lagu xasuuqay Itoobiya. Wararka aan ka helayno ayaa ilaa hadda dhimashada ku qiyaasay 63 qof. Dadkan ayaa waxa xasuuqey ciidamada ismaamulka Oromada.



Dadka ayaa kuwada sugnaa hal meel, waxaana la sheegay in ay soo weerareen ciidamada Oromada kadibna ay laayeen. Dilkan ayaa u muuqda aargoosi ayadoo maalmahan Oromadu sheegaysay in dad laga diley.



Dadkan la diley ayaa la sheegay inay waardiye ka ahaayeen ciidanka dawladadhexe ee Itoobiya.

Dawladda dhexe ee Itoobiya ayaa dhawaan sheegtay in ay gacanta ku dhigtay dadkii ka dambeeyay xasuuqyadii hore islamarkaana ay xabsiga dhigtay, laakiin waxaa muuqda in ay dib u bilowdeen dagaallada.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.