X

Deg deg: Somaliya oo madaxweyne cusub yeelatay

Waxa hadda lagu kala baxay natiijada doorashada madaxweynaha Somaliya oo saaka ka bilaabantey hangar lagu xerayn jirey diyaaradihii xooga dalka Somaliyeed.



Musharax Farmaajo ayaa guusha soo hooyay waxana amaankiisa la wareegay ciidamada Amisom. Waxa la sheegayaa in ay dhacayso rasaas dabaaldega.

Xasan Sheekh oo arkey halka xaal marayo ayaa iska diidey in si xun looga badiyo kana tanaasuley.



Gudiga doorashada oo madax ka yahay Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa si fiican u hogaamiyay doorashadan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa noqdey isbedelka Somnalidu sugeysay. Guud ahaan jawiga ayaa degan.

Madaxweynaha cusub oo ka yimi isbedel doonka ayaa soo dhisi doona dawlad uu hogaamiyo raiisal wasaare iyadoo laga rabo dastuur dhaba oo saxa in uu dalka u horseedo.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.