X

Deg deg: Wafti uu hogaaminayo Cali Khaliif oo Burco iska dhibey saqdhexe caawa

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Cali Khaliif oo galab hore loo diidey in uu ka dhoofo Buuhoodle uu caawa u soo jarmaadey dhinaca Burco.



Cadhada Cali Khaliif ka qaaday ayaa keentay in uu Burco iska dhiibo iskuna dhiibo rag uu muddo la soo dagaalamay mudana ku faani jirey in uu yahay wadani dhaba.



Foolxumada arintan ayaa keenaysa in Cali Khaliff iyo inta raacsan ay uga dhamaatey in uu dib ugu soo laabto gobolka Sool ama soo hubeeyo jufooyinkiisa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.