Xiisada Saylac oo qasan iyo xildhibaano jeelka loo taxaabay. Saylac ayaa waxa ka jirey baryahan muran ku saabsan dhinaca maayerka ayadoo badhasaabka iyo gudoomiyaha kastamka lagu eedaynayo in ay wadaan ka tuurista maayerka.
Xildhibaanada la xidhey ayaa ah kuwii xukunka ka tuurey maayer Xuseen Iidle. Waxay u muuqataa in arinta uu ka dambeeyo Saylici.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS