Isku soo bax si weyn loo soo abaabuley ayaa degmada Boon ee gobolka Awdal waxa isugu yimi taageerayaasha Saylici iyo Muuse Biixi oo doorasho lagu muransan yahay lagu doortey daraad. Waxay amaan dusha uga tureen Axmed Siilaanyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM