Degmada Dilla ee gobolka Adal ayaa wado banayn lagu bilaabay. Degmada Dilla oo u dhow Boorama ayaa waxay ka mid tahay degmooyinkagobolka ee aad u dayacan lagana gurto cashuur farabadan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=d2519H7gehQ[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS