Widh widh–Maanta ayaa si weyn looga dagaaldegay maalinta qashin qubka ee 18 May dhamaan gobolada Khaatumo State ee Somaliya waxase indhaha dadka soo jiidatay si degmada Widh Widh looga xusey maalintan caanka ah ee qashinqubka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM