X

Degmooyin cusub oo lagu daray ismaamulka Somalida Itoobiya (DDSI) waa kuwee

Waxaa galabta la ansixiyay degmooyin, gobolo iyo caasimado deegaaneed cusub oo lagu soo kordhiyey guud ahaanba deegaanka kadib soo bandhigidii ajandayaasha kalfadhigan oo ansixinta qodobkan iyo warbixintii lasoo jeediyay ay kamid ahaayeen. Waxa kalfadhiga furey  afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane maxamedrashiid isaaq

Hadaba degmooyinka, caasimad deegaaneedka iyo gobolada la ansixiyay waa sidan:

  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Faafan lagu daray
  2. Degmada Qooraan oo rugteedu noqonayso Mula
  3. Degmada Harawo oo rugteedu noqonayso Dharwanaaje
  4. Degmada Jigjigada Galbeed oo rugteedu noqonayso Haroorayso

     Magaalooyinka Darajada 3, aad: waxaa magaalooyinka darajada 3,aad loo ansixiyay

  • Magaalada wajaale
  • Magaalada Qabribayax
  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Jarar
  • Degmada Bilcil-buur
  • Degmada Dig
  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Qoraxay
  • Degmada Boodalay- xarunteeda dib baan idiinka soo sheegi doonaa
  • Degmada higlooley
  • Degmada Laas-dhankayre
  • Degmada Goglo oo rugteedu noqonayso Kudunbuur
  • Degmada ceel ogaadeen
  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Liibaan
  2. Degmada Boqol maayo
  3. Degmada Qadhaadhumo
  4. Degmooyinka cusub ee Gobolka Shabeele
  5. Degmada Eleele
  6. Degmada Abaaqorow
  7. Degmooyinka cusub ee Gobolka Afdheer
  • Degmada God-god
  • Degmada Qooxle

Labadaa dagmo iyagoo oo ay cusub yihiin ayaa waxaa gobalka dib loogu habeeyay sidan:-

  • Hargeele-xarunta gobalka
  • Baareey
  • Doolo-baay
  • jarati
  • Raaso
  • Iimay-galbeed
  • Ceel-kari

  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Sitti
  • Degmada Gablaalu
  • Degmada Goota-biki oo xaruntu noqonayso Biki
  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Doolo
  • Degmada Lahel-yucub: xarunta degmadu waxay noqon Lahelaw
  • Degmada Galxamu oo horay bookh uga tirsanayd
  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Nogob
  • Degmada Xaraarey
  • Degmada Yaxoob
  • Degmada Cayuun
  • Degmada Horshagax
  • Degmada Waangay

Labada Gobol ee cusub: Gobolka Dhaawa iyo Gobalka Erer

  1. Gobolka Cusub Ee Dhaawa
  2. Leeyi xarunta gobolka dhaawa
  3. Mubaarak
  4. Hudhat
  5. Mooyaale
  6. Qadhaadhumo
  7. Gobolka Cusub ee Erar
  • Fiiq-xarunta gobalka erar
  • Xamaro
  • Lagahida
  • Salaxaad
  • Mayu-muluqo
  • Qubi
  • Yaxoob
  • Waangay

Degmooyinka Gobalka Liibaan waxay noqonayaan sidan:

  • Filtu
  • Dool-cado
  • Dheka-softi
  • Boqol-maay
  • Qarsaadhula
  • Goora-baqaqsa
  • Gura-dhaamoole

Degmooyinka Gobalka Nogob waxay noqon sidan:

  • Ceelwayne xarunta gobalka Nogob
  • Dhuxun
  • Sagag
  • Garbo
  • Xaraarey
  • Cayuun
  • Horshagax
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
admin:

This website uses cookies.