Degmooyinka Idhnka iyo Dilla ayaa helay hal gaadhi oo kuwa gurmadka oo ah deeq ay keeneen hay’ado isla markaana loo qaybiyay drgmooyinka Somaliland. Gaadhigan gurmaka ayaa waxa ka hadlay badhasaabka gobolka iyo masuuliyiinta caafimaadka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM