Maareeye ku xigeenka dekeda Berbera ayaa ka hadlay gawaadhida wiishyada yaryar oo ku soo biirey hantida dekeda ay isticmaali doonto. Wiishutada oo afka qalaad loogu yeero Forklift ayaa dekeda ka caawin doona qaadista konteenaraa waaweyn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM