X

Dekeda cusub ee laga hirgelinayo Ceelgirde maxaan ka ognahay yayse lacagaha dekeduhu hoos tagaan

Waxa baryahan muran xoogan ka taagnaa deked la sheegay in beesha Siilaanyo ka dhisayso deegaanka Ceel-Girde oo Berbera u jirta 15km hadaba maxaan ka ognahay dekedaas xageese lacagaha ka soo xerooda dekedaha ay hoos tagaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.