X

Dekedo iyo haamo ayaad ka hadlaysaan mardhow waxaan ka baqayaa in la yiraa hebel aaway kalyahaa lagala baxay: Cali Aareye

Xisbiga Kulmiye ayaa xafiisyo cusub ka furtey xaafad ka tirsan Hargeysa waxana goobta ka hadlay masuuliyiin ka tirsan xisbiga oo uu ku jiro Cali Aareeye isagoo sheegay in hadda aan ka hadlayno dekedo iyo haamo la iibsaday laakiin mardhow ay iman doonto hebel aaway iyo kalyahaa lagala baxay oo uu ku sheegay xerta Siilaanyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.