X

Denmark oo mamnuucdey weji qariska ama indha shareerka iyo sababta

Denmark ayaa mamnuucdey weji qariska ama indha shareerka oo ay inta badan dhaqan u tahay haweenka Carabta ee Khaliijka. Dhaqankaas ayaa ku faafay wadamada Muslimiinta kake sida Somaliya oo ay keeneen wadaadada Salafiyiinta ee Sucuudigu biilo.


Barlamaanka dalkaasi oo Muslimiin ayaa hore u mamnuucay ayadoo lagu sababeeyay in amniga khatar ku tahay iyo weliba is dhexgalka bulshada.

Denmark maaha dalkii ugu horeeyay ee mamnuuca wejiqariska oo hadda loo isticmaalo in lagu fuliyo falalka argagixiso ee ka dhaca Somaliya.


Booliiska dalkaasi ayaa amar ku qaba in uu amro haweenka suuqa iyo goobaha dadku ku badan yihiin ka joojiyo. Weji qariska oo dhaqana oo diin shaqo ku lahayn ayaa hadda waxa aad u isticmaala argagixisada Daacish iyo kuwa ay isku magaca yihiin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.