Dhaantada Dhiidhiya oo lagu soo bandhigey kulankii Prof Galaydh la qaatay jaaliyada Nayroobi
Dhaantada Dhiidhiya oo aad u xiiso badan ayaa lagu soo bandhigey kulan Prof Cali Galaydh la qaatay jaaliyada Khaatumo State ee Nayroobi. Dhantada ayaa aad looga helay.