X

Dhaanto cusub oo lagu soo dhaweeyay ku xigeenka maamulka Jubba oo booqday ismaamulka Somalida Itoobiya+MUUQAAL

Jigijga 22 Dec 2014–Waxa dhaanto cusub lagu soo dhaweeyay ku xigeenka maamulka Jubba Jeneral Fartaag oo booqdey ismaamulka Somalida Itoobiya magaalada Jigijga. Jigjiga ayaa noqotey hoyga dhaqanka Somaliyeed iyadoo ay taalo xoriyad ay Somalidu ku faani karto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.