X

Dhaawacyadii xasuuqii 14 Oktoober ee loo qaaday Suudaan oo qaar dib loo soo celiyay

Dhaawacyadii xasuuqii 14 Oktoober ee loo qaaday Suudaan oo qaar dib loo soo celiyay. Dhaawacyada la soo celiyay ayaa xaaladooda caafimaad soo wanaagsanaatey.



Argagixisada shabaab ayaa xasuuq xun ka gaysatey Muqdisho 14 Oktoober ee sanadkii hore halkaas oo ay curyaamiyeen dad aad u farabadan halka dhimashadu gaartey 400 oo qof.



27 ka mida dhaawacyada Suudaan loo qaaday ayaa dalka lagu soo celiyay. Qaar ka Mid ah bukaanadii Caafimaaday oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa u mahad celiyay dhamaan Soomaalida reer Suudaan sida ay u garab istaageen mudadii.

Waxa garoonka Khartuum ku sii dhaweeyay ardeyda jaamacadaha iyo sii hayaha safaarada Buurfuule.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.