Waa barnaamij xiise leh oo lafagurayo nidaamka federaal oo la sheego in Somalidu qaatey laakiin dad badan ayna fahansanayn waxaana wax layska waydiiyay yaa ku dhaqma muxuuse faaiido u leeyahay dalka. ARAABINEWS