X

Dhacda naxdinleh: nin xaaskiisa oo uurleh ku diley Jowhar iyo sababta

Dhacdo argagax leh ayaa ka dhacdey Jowhar halkaas oo nin ku diley xaaskiisa oo uur shan bilooda leh. Haweenayda iyo  ninka ayaa muran dhexmaray kadibna la sheegay inay wax ku tuurtey ama ku dhufatey halka isagna rasaas kaga jawaabey.

Ninkan gacanku dhiiglaha ayaa ah maareeyaha garoonka diyaaradaha Jowhar halkaas oo la qabtey intaanu dhoofin. Muranka ayaa ka dhashay hinaase ka dhashay xaaskiisa oo uu la guursaday ayadoo tii horeba caruur u dhalin una leedahay ilmihii ugu horeeyay.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ZnAw9e3m04k[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.