Burco–Magaalada Burco ayaa dadku ka yaaban yihiin wax habeenkii xoolaha u soo dhaca oo aan ahayn waraabe laakiin kala gooya halbowlaha dhiigana ka jaqa. Dadka xaafada Oktober ayaa leh waxay u egtahay wax ayna hore u arag.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM