Dhacdo foolxun oo Hargeysa ka dhacday iyo rag lagu qabtey
Dhacdo foolxun oo Hargeysa ka dhacday iyo rag lagu qabtey neef xoolo ah oo bakhtiyay. Dhacdadan ayaa ka nixisay dadka qaar waxayse ku tusaysaa sida maamulka Siilaanyo aan war uga haynin dadka uu sheeganayo.