Dhacdo aad u foolxun ayaa ka dhacday magaalada Cadaado halkaas oo wasirad ka tirsan maamulka Galmudud ay qaylodhaan xooga ka dirtay iyadoo oynaysa. Dhacdadan oo lagu sameeyay laba haweena ayaa mid ka mida ay uur sideed bilooda ay lahayd. Faldambiyeedka noocana ayaan inta badan helin jawaabta ku haboon.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM