X

Dhacdo foolxun oo ka dhacday Shabeelaha hoose iyo gaari rasaas lagu furey: MAQAL

Dhacdo foolxun ayaa ka dhacday gobolka shabeelaha hoose qaasatan inta u dhaxaysa Shalambood iyo Janaale halkaas oo la soo qaaday maydka nin yaalay wadada agteeda. Dilkan Ayaan loo malaynayn in ay gaysteen dhiigmiiratada shabaaba yaase gaystey.

Guddoomiyaha Degaanka Shalaanbood Nuur Cismaan Raage ayaa sheegay in Gaarigaasi la rasaaseeyay uu ka soo amba baxay Shalaanbood islamarkaana uu ku jeeday Degaanka Janaale.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.