X

Dhacdo laga anfariiray oo ka dhacday Hargeysa iyo nin rabay in masjid gubo+MUUQAAL

Hargeysa-Araabinews–Dhacdo laga anfariiray oo ka dhacday iyo nin u soo xadhxirtey inuu gubo masaajid ku yaala xaafada 26 Juun. Dadweynihii ku tukanay salaada xilliga ayaa cagaha wax ka dayay. Dadweynaha qaar ayaa ka waramay ninkan rabay inuu masjidka gubo iyo sida wax u dhaceen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.