X

Dhacdo naxdina oo ka dhacdey deegaano u dhow Burco oo nin isku daldalay rajo la’aan darteed

Dhacdo naxdina oo ka dhacdey deegaano u dhow Burco oo nin isku daldalay rajo biyo iyo cunto la’aan darted. Dhacdadan ayaa imanaysa ayadoo deegaanka ay ka jirto abaar xun oo maamulka Somaliland ku fashilmey in uu wax ka qabto.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.