X

Dhacdo naxdinleh maydka hooyo iyo aabo Somali ah oo la dilay oo horyaaley gabdho ay dhaleen sadex cisho

Dhacdo laga naxay ayaa ka dhacday Yaman magaalada Sanca kadib markii lahelay hooyo iyo aabo lagu dilay gurigooda oo ku yaal xaafad ka tirsan Sanca isla markaana ay horyaaleen laba gabdho oo ay dhaleen muddo sadex cisho ah. Gabdhahan ayaa xaaladooda si fiican looga waramin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.