X

Dhacdo naxdinleh oo ka dhacday Hargeysa iyo dab galaaftey nolosha ilmo yar xaafada isha Boorama+MUUQAAL

Hargeysa–Naxdin aad u weyn ayaa ka dhacday Hargeysa xaafada Isha Boorama halkaas oo dab qabsaday guri ku yaala uu ku dhintey ilmo yar oo sida muuqata hurdey. Dabka ayaan la garanayn sida uu ku dhashay iyo sababta ilmaha yar kaligii uu ku qabsaday. Arimaha noocana ayaan jirin waxa baadhitaana oo la sameeyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.