Allaha u naxariistee C/llaahi Qarshe oo ka mid ahaa dadkii fanka kala wareegay Cabdi Sinimoo ayaa Hargeysa lagu aasay sanadii 1997. Waxse hadda qoyskiisu sheegayaan in xabaashii la sheegtay lana rabo in guru laga dhisto. ”Waxay leeyihiin meydka naga saara ayay yiri xaaskii C/llaahi Qarshe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS