Burco–Dhalinta reer Burco qaar ka mida ayaa qaba in qurbajoogta soo noqota ee la siiyo shaqooyinkii dadka dalka joogi heli lahaayeen ay sababto in dhalintu dalku iyaguna is yiraahaan maad qurbo tagtid si aad u hesho shaqo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS