Dhalinyar 7 sano ku jirtey jeel ku yaala Kiiniya oo la sii daayay
Dhalinyar Somaliyed oo ku xirnayd jeel ku yaala Kiiniya muddo 7 sano ah ayaa la sii daayay. Dhalinyartan ayaa mudada dheer ku jirtey jeelka Kiiniya iyadoo markii hore loo xirey falal aan la cadayn laakiin Somalinimo oo xirey.