X

Dhalinyarada gobolka Awdal oo markale lala tiigsaday xukuno iyo faaiido darada xukunada qaar oo lacag waalidka laga qaato+ARAG

Boorama–Maxkamada gobolka Awdal oo markale xukuno ku ridey dhalinyarada magaalada. Xukunada lagu fuliyo dhalinyarada ayaa inta badan waalidka lacag looga qaataa halkaas oo maxkamada ay ka soo galaan lacago. Waxa laga yeeriyay magacda dhalinyaro la xidhey iyo lacagta laga rabo waalidka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.