X

Dhalinyarada taageersan madaxweynaha Jabuuti oo suaalo waydiiyay

Madaxweynaha Jabuuti oo isku diyaarinaya doorasho bisha soo socota ayaa suaalo uga jawaabay dhalinyarada taagersan xisbigiisa mar uu u jeedinayay hadalo ku saabsan waxa uu qaban doono ee aanu qabanin 18kii sano ee la soo dhaafay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.