Dhalinyaro reer Awdala ayaa taageeray musharaxnimada Xaglatoosiye oo u taagan xilka madaxweyne ku xigeenka xisbiga Kulmiye oo la filayo in uu qabsoomo berito. Dhalinyartan ayaa sheegay in Somaliland ku raagtey aqoonsi raadsi Xaglatoosiyana taas wado.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM